Khudaarta yuruqcadde.

Yuruqcadde (Af Ingiriis : leeks; english: leek) waa midho ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

Khudaarta yuruqcadde wuxuu ku jira bahda dhirta ee "Allium" oo ka kooban basasha, toon iyo kuwa kale. Wadanka Indonesia ayaa ugu soo-saaridda badan dhanka iibka khudaarta yuruqcadde.[1]


Raadraac

  1. Zohary, Daniel; Hopf, Maria; Weiss, Ehud (2012). Domestication of plants in the Old World: the origin and spread of domesticated plants in Southwest Asia, Europe, and the Mediterranean Basin (4th ed.). Oxford: Oxford University Press. p. 195. ISBN 9780199549061.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.