Saliid (Af Ingiriis : Oil ,Af Carabi : ar‎) waa isku dhisyo dareere ah oo laga helo dhirta, xayawaanka iyo dhulka hoostiisa.

Waxaa jira noocyo badan oo Saliid ah. Tusaale ahaan, Saliida laga sameeyo dhirta oo loo isticmaalo cuntada IWM. Saliida xoolaha ooy ka mid yihiin Subaga iyo Badhida. Iyo Saliida dabiiciga ah ee laga helo dhulka hoostiisa taas oo laga sameeyo shidaal IWM.

Jaadadka Saliida

Saliidaha Cuntada


Saliida shidaalka



saliida aashitada

waa mida laga helo miraha aashitada leh sida liinta burtuqaalka iyo liin dhanaanta waxaa laga sameeya cadarka.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.