Saladh

Ansalaato' sidoo kale loo yaqaano Salar (Af Carabi : arAf-Taliyaani : insalata Af Ingiriis : salad) waa miro ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

Khudaarta salarku waa caleemo balaaran oo cagaar ah kaas oo ka baxa carada dhulka hoosteeda. Salarku uma baahna in la kariyo ee sidiisa ayaa lagu cunaa.

Khudaarta maalin walba dadku isticmaalaan waxaa ka mid ah: basasha, yaanyadu, baradhaha, salarka, toonta, kaarootka, besbaaska, iyo kuwo kale oo badan.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.