Noocyo badan oo Midhaha ka mid ah isla markaana kala duwan.

Miro sidoo kale loo yaqaano Midho (ingiriis: Fruit) waa maxsuulka taranka geedka. Midhuhu waxay ka samaysmaan marka bacariminta ubaxu dhaco, waxaana badhtanka ku jira lafta tafiiranka dhirta.

Midhuhu waa cunto la cuni karo. Miraha badankooda waxay dhexda kuleeyihiin hilib macaan oo lacuni karo.

Midhuhu weey kala duwan yihiin, qaarkood waa sun aanu xayawaanku cuni karin, qaar kale aad ayay u macaan yihiin oo bini aadanka iyo noolaha kale ayaa quuta.


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.