Canab

Canab waa miro la cuni karo oo leh madabo kala duwan sida ciraad,madow, gaduud iyo cagaar. Canabka wuxuu ka dhashtaa geed la yiraahdo geed canab (Vitis), oo ka boxo koonfurta yurub iyo koonfurta galbeed ee aasiya.










Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.