Beesha Murusade Mursal Waadeere Karanle Hawiye (Af Ingiriis : Murusade wuxu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed aad loogu yaqaano sharaf , hanti iyo geesinimo, murusadahu wexey yihiin Karanle oo ah curadka Sheekh Axmad Wali oo naaneystiisa eey tahay Hawiye wexeyna degaan dalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya.

Murusade (Murosade)
”مُرسل كَرنلي”
Thiinada guud ee dadka
2,000,000 ilaa 2,500,000(Est.,2009)

 Soomaaliya:

Meelaha ay ku badan yihiin
 Jabuuti:
Qatar:
 Turkiga:
 Masar:
Faransiiska:
Diinta

Islam (Sunni)

Habar Gidir (HAWIYE3”)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Kaariye Karanle, Gidir Karanle, Faadumo Karanle, Siixawle Karanle iyo kooxye kale oo ka tirsan beesha Gorgaate “HAWIYE3”

.

Beelaha Murusade Dalka Soomaaliya waxay ka degaan dhowr gobol lago soo bilaabo bartahama dalka sida Galguduud, Mudug iyo Shabeelleda Hoose, Shabeellada Dhexe, Baay iyo Banaadir.!!

Beelwaynta Murusade waxay dowlada federaalka ku leeyihiin 8 Xildhibaan iyo 15 Xildhibaan o Dowlad goboleedyada ah Galmudug 12 xildhibaan , Hirshabeele 1 xildhibaan & Koofur Galbeed 2 Xildhibaan.!!

Beesha wexe caan ku yihiin gobolka Galguduud gaar ahan magaalda qadiimiga ah ee Ceelbuur iyo degmooyin kale sida Degmada Galhareeri, Caggacade, Daafed, Dac , Ceel-Caafi , Towfiiq Cadare, Alwakiil, Warxoolo, Qorax yaale, Saara saareey, Afdhaay, Cadayo, Daafeed, Jirid gub, Garweyn, Gumad gaal , Ceelgorof, Ceelgod, Waragibile, Tarambi, Riis , Dabqurun , Dab ugaas, iyo Deegaano kale). Gobalka Galguduud gaar ahaan Ceelbuur iyo wuxuu caan ku yahay waxsoo saarka agabyada muhiimka ah ee guryaha lagu isticmaalo gaar ahaan burjikooyin wax lagu karsado iyo waxay bil walba soo saaraan kumanaan burjikooyin iyo dab-qaadya ah, farsamadeeda waxaa ku baxa juhdi iyo dadaal dheeri ah. Gobalka Galgaduud Beesha murusade waxee ka dagtaa bariga Gobolka waxeena dagaan laga soo bilaabo Dhisaq tiir oo ah xadka Gobolka Hiiraan iyo galgaduud ilaaa Riis oo ah xadka kala qeebiyo Gobolka mudug iyo Galgaduud inta u dhaxeeso.!!

Beesha waxey aadna u degta gobolka Shabelleda hoose sida Afarta Buulo Murusade ( Maagle , Gumareey , Kaxaroow & Dameeraale ) /Afarta Dayood (oo sii kala ah Dayniile, Daymaroodi, Daameerale iyo Doondheere , Afgooye (gaar ahan Tixsiile), Marko, Baarawe, Jaanaale, Buulo mareer, Qoryooley, Kurtunwaarey, Shalanbood, Ceel-ure, Beladul Amiin, Ganddawi, Maryangubaay, Farxaane iyo degmooyin kale.

Beelwaynta Murusade gobolka: Banaadir waxay ka dagaan 8 Degmo o kala ah ( Degmada Wardhiigleey , Degmada Howlwadaag , Degmada Hodan , Degmada Wadajir , Degmada Yaaqshiid , Degmada Dayniile , Degmada Waaberi & Degmada Dharkeenley . Beeshu waxay taaarikh dheer ku leeyihiin degmada Dayniile waana degmo facweyn ahna degmada ugu weyn gobolka banaadir. , waxa hoos tegi jiray intii aan xornimada la qaadan sida degmooyinka kala ah Wardhiigley (Warta Nabada) iyo Hawl wadaag.!!

Taariikhda Beesha Murusade ee Goboblka Banaadir

Dhulka loo yaqaan Gobalka Banaadir oo hada ah caasimada wadanka somaliya waxaa u soo hor dagay beelaha somaliyed Beesha murusade oo in mudo ah kaligeed daganeed Waqtigi danbo ayaa waxaa u soo dagay dad ka soo qaxay wadamada, kala ah oo Bariga Dhexe loo aqoon jiray, SHAAM oo lees ku dhaho Siiriya, Falastiin, iyo Lubnaan.; Sacuudi Carabiya oo XIJAAS, loo aqoon jiray, iyo Yamen: kadib marki dagaal oo dhex maray Boqortooyadii umu wayiinta iyo Cabaasi yiinta , ayaga oo ka cabsi qabay in cabaasi yiinta ee dilaan maadaama ee ka soo jeedeen Qabiilka Reer bani umaya oo waq tigaas aheed boqortoyadi dhul kaas ka tali neesay.!!

Dadki ka soo jeeday boqortoyada uma wayiinta ayaa kala fir xaday ka dib marki ee ku jabeen dagaalki ee la galeen cabaasi yiinta qeeb taan ka soo aaday somaliya ayaa ku soo galay doomo Ka sameesan Alwaaxyo iyo Qoryo, waxeena soo dageen Gobalka banaadir oo beesha murusade ee ku soo dhaweese maa daama umada muslim ka ah ee tahay walaalo "

In mudo ah marki ee wada daganaa yeen oo eey is dhex galeen Beesha Gibil cadka iyo Murusade oo ilaa hada dhaqan , dhalasho, iyo deegaan oo ka dhaxeeyo ayaa waxaa u yimid Qoys u dhashay Jufada mataan Cabdulle (Abgaal) oo gaaraye sideed jees (8) oo u yimid in eey ka qeyb galaan siyaaradi caalim ki weey naay ee Beesha murusade u dhashay oo lagu magacbi jiray isxijiwaaq maadaama qabiilada somaliyed siyaarada ee isku aadaan.!!

Qoys kaan oo ka koob naay ilaa sideed jees (8) ayee Beesha murusade dajisay qeeb ka mid ah gobalka banaadir.?

Gaar ahaan halka hada loo yaqaan kaaraan ee dhacda waqooyiga Banaadir oo waq tigaas gobalka banaadir dadka daganay ee u aqaan jireen beey bus badan.!! '

Lafaha Murusade Waa 7 Lafood (4 <Afar>Oday Sabdi iyo 3< Saddex> Oday Foorculus)

Beesha murusada waxeey u kala baxdaa 7 lafood

4-SABDI

AFARTA ODAY SABDI MURUSADE SABDI Waxay u kala baxaaan sida tan CABDALE SABDI, IBRAAHIM SABDI IYO MAJABE SABDI:( ABAKAR, IYO HABAR IDINLE) Cabdale Sabdi waa curadka Sabdi oo dhan.

CABDALLE SABDI = wuxu ukala baxa XASAN CABDALLE , XUSEEN CABDALLE & BIIMAAL CABDALLE

XASAN CABDALLE WUXU UKALA BAXA : ABSUGE XASAN IYO ILKO GUDUUD XASAN

iIKA GUDUUD XASAN LAFAHA U KALA BAXAAN : 1.MUUSE GUREY 2. BAANE . CARAALE 4. XAREED 5.GADIID

1.MUUSE GUREY ILKAGADUUD WUXU USI BAXA: 1.CUMAR JIMCAALE 2.CARAAY JIMCAALE 3.EEBAKAR JIMCAALE.4.GACAL JIMCAALE.

1.1 CUMAR JIMCAALE WUXU USI KALA BAXA = AFRAX & GAASHAAN.

2.1 CARAAY JIMCAALE WUXU USI KALA BAXA = CABDI CARAAY & XASAN CARAAY.

3.1 EEBAKAR JIMCAALE WUXU USI KALA BAXA =

4.1 GACAL JIMCAALE WUXU USI KALA BAXA= AADAN GACAL & DUQOW GACAL.

2.BAANE ILKAGADUUD : WUXU USI KALA BAXAA :

1.XAADOW MAXAMED 2.IIDLE MAXAMED

3.ROOBLE MAXAMED 4.AXMED MAXAMED

5.MAXAMUUD MAXAMED.

3.CARAALE ILKAGADUUD : WAXAY USI KALA BAXAAN= A. Guuleed ibraahim ( Guuleed Cad ) & Gadiid ibraahim

Guuleed ibraahim wuxu usi kala baxaa ( REER CIGALE, REER DEEXEY ,REER CASIR, REER SIYAAD)

Gadiid ibraahim wuxu usi kala baxa (

MAXAMED


4.XAREED ILKAGADUUD : WAXAY USI KALA BAXAAN 1.KULMIYE XAREED 2.KALAF XAREED


ABSUGE XASAN IYO LAFAHA U KALA BAXAAN 1MAXAMED YAR "WAA CURADKA CABDDALE" WUXU USI KALA BAXAA =, AADAN GAAB, BARROW/EEBAKAR, XASAN CAD

2.2 MAXAMUUD FAQAY waxa uu u kala baxaa 1. Muuse farey 2. Bah Canbarey (Xageley)

muuse farey waxa uu ukala baxaa 1. axmed muuse 2. Cismaan muuse

cismaan muuse waxaa uu u kala baxaa 1. Ciise Cusmaan (Reer Ciise) 2. Rooble Cusmaan (Reer rooble) Reer Ciise waxaa ay u kala baxaan 1- Xasan Ciise 2- geedi ciise 3- lugey ciise xasan waxa uu ukala baxaa 1. Duqoow Xasan 2- siyaad xasan Lugeey Ciise waxa uu ukala baxa 1- Weheliye lugey 2- dhiblaawe lugey.

1. Iddinle Majabe 2. Abakar Majabe

HABAR IDINLE

1.Gumcadlle B)Gaafow Geesaale Abtiraxman wildhig

Tolwayne Yebedhaal Geeldil

Sheeko Dhegadeel T)Uuray (Caddaan) Tolwayne caddaan Weheliye maxamed (Xamarow) Caddow axmed Cumar axmed Weheliye cagaqoy 2.AYAANSAME

Oda gaab

  1. Cabdulahi Aadan Suldaan(Yawar Aadan)
  2. .cadoow aadan
  3. raaga aadan
  4. .muusa aadan
  5. Maxaa Qasaay(Aadan Suldaan walaal kiis ka weyn)

Cali SUUJE Faarax SUUJE Rooble

ABAKAR MAJABE SABTI

Siciid Abakar wuxuu ukala baxaa 4 lafood ama AFAR beelod. 1.Madoobe Rooble ( Curuadka Siciid Abakar 2. C/raxmaan. 3. Tuurweyne. 4. Adan Culus.

Xashane

Xashane oo ah : 1.Dhegaweyne 2.dhiblaawe gaab Caddoow 3. Aadam Cigalle

1 cisman dhegaweyne 2 Jibriil Dhegaweyne 3 jimcaale dhiblaawe 4 maxamuud Dhegaweyne 5 Axmad cade dhegweyne 6 Cali dhegaweyne 7 Cumar Dhegaweyne 8 Saldhaale Dhegaweyne(Curadka dhegaweyne) 9 Amaanle Dhegaweyne

3-FOORCULUS

3.3 SADDEXDA ODAY FOOR CULUS ________________________________

1. Maxamed Foorculus ( Hilibi)

2. Eebakar Foorculus ( Habar ceyno )

3. Axmed Foorculus ( Daguuro)

Ilma Eybakar Foorculus

HORMUUDKA BEELWAYNTA MURUSADE

QAAR KAMID AH DADKA CAANKA AH E BEELWAYNTA MURUSADE :

● HALGAME MAXAMED YAROOW CULUSOOW DHAGAX TUUR

● Xasan Cali Khayre Raisulwasaarihi Soomaaliya Feb 2017- July 2020

(Xanfaley)

Maxamud

FANAANIINTA BEESHA MURUSADE

Erik Abdalla

———————

“Ilaah . . . indhahooda ilmo kastuu ka tirtiri doonaa, oo dhimashona mar dambe ma jiri doonto, oo mar dambena ma jiri doonaan murug iyo oohin iyo xanuun toona, waayo, waxyaalihii hore way dhammaadeen.”

——————-