((Infobox ethnic group| |group=Hawadle |image= |poptime= | Soomaaliya

 Itoobiya:

Qatar:

 Turkiga:

 Kenya:

Sunni Islam,

Hawadle

Beelweeynta Xawaadle waxa ee katirsanyihiin Beelweeynta ilmo Maxamad' Xawaadle Maxamad ' (Af Ingiriis : Hawadle; waa beel la qaaraan ah Beelweynta Hawiye ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan geeska Afrika ah wadanka Soomaaliya.Ethiopia,Kenya[1] ilma Maxamad waa korshe ,Leelkase, Xawaadle..iwm

Hordhac

Beesha Xawaadle waxa ee la qaaraan tahay beelweynta Hawiye, ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[2]

Shaxda Beesha

Cali Jimcaale Axmad wuxuu sharxay kitaabka la yiraahdo “The Invention of Somalia” laguna daabacay 1995 “The Red Sea Press, Inc. – Lawrenceville, NJ 08648 ee dalka Maraykanka, wuxuu bogiisa ku wariyay oo yiri Xawaadle abtirsigeedu waa sidatan:[3]

Hawadle

Hawadle waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawadle waxay walaalo yihiin Beesha leelkase maxamed iyagoo ku wada abtirsada odayga mayle Samaale. Hawadle ayaa kow[4][5] ama laba[6][7] kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka soomaalida, waxay degaan Hirshabelle State, Jubbooyinka, caasimada Muqdisho, kilinka shanaad iyo Goobo badn oo Wadanka ah. [8].

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. . Adonis & Abbey. p. 10 https://books.google.co.uk/books?id=CXUwAQAAIAAJ.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Chapin Metz, ed., Helen. The Federal Research Division of the Library of Congress http://countrystudies.us/somalia/66.htm. Soo qaatay 18 June 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Ali Jimale Ahmed. Red Sea. p. 123. ISBN 0-932415-98-9 https://books.google.com/books?id=XpdAzRYruCwC&lpg=PA129&dq=Mudulood&pg=PA123#v=onepage&q&f=false.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia_ethnic_grps_2002.jpg
  5. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-08-18. Soo qaatay 2016-10-29.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  6. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2005-11-12. Soo qaatay 2016-10-29.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  7. http://www.asylumlaw.org/docs/somalia/ind01b_somalia_ca.pdf
  8. http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6483427.stm
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: