Cali Naaleeye
Meelaha ay ku badan yihiin
 Somalia Template:Country data Khaatumo
Luqada

af soomaali

Diinta

Islaam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Cali Naaleeye, Cilmi Naaleeye, Jibriil Naaleeye, Sabood Naaleeye tolalka kale ee Beel Weynta Cali Naaleeye Ugaadhyahan iyo Soomaalida

Cali Naaleeye waa beel oo kamida beelweynta Ugaadhyahan Siyaad. Waa beel baladhan oo 4 gobol Khaatumo ka degta; Sanaag, Nugaal, Sool iyo Xaysimo. Beeshu waxa oo kale ay degtaa Ethiopia (DDS) iyo Kenya (Isiolo, Tana River). Cali Naaleeye wuxuu soohdin la leeyahay Jibriil Naaleeye (US) dhinaca waqooyi-bari, [[reer darawiish ta kale |Jaamac Siyaad dhinaca bariga iyo bari-konfuur, Ogaadeen dhinaca koonfur, iyo Garxajis iyo Habar Jeclo dhinaca galbeedka.

Siday Beeshu U Kala Baxdo

■Cali Naaleeye

●Bah riighaye

● Bihi Darays

● Bihina Caraale

● Bihina Samatar

● Bah Cabdalle