Jamhuuriyadda Lubnaan | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Heesta qaranka:
|
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Beyruut | |||||
Luqadaha rasmiga ah | Arabic[1] | |||||
Dadka | Lebanese | |||||
Xukunka | Unitary, parliamentary multi-confessionalist republic[2] |
|||||
- | President | Michel Aoun[3] | ||||
- | Prime Minister | Saad Hariri | ||||
- | Speaker of the Parliament | Nabih Berri | ||||
Sharci dejinta | Parliament | |||||
La soo xulay | ||||||
- | Greater Lebanon | 1 September 1920 | ||||
- | Constitution | 23 May 1926 | ||||
- | Independence declared | 22 November 1943 | ||||
- | Independence (Joined UN / French Mandate ended) | 24 October 1945 | ||||
- | Withdrawal of French forces | 31 December 1946 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Total | 10,452 km2 (162nd) 4,036 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 1.8 | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2021 qiyaasta | 5,592,631[4][5] (112th) | ||||
- | Mugga Dadka | 560/km2 (21st) 1,450/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2020 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $88.786 billion[6] (88th) | ||||
- | Qof qof | $19,128 (80th) | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2020 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $53.915 billion (86th) | ||||
- | Calaa qof | $11,615 (71st) | ||||
Kobaca (2015) | 0.763[7] (high / 76th) | |||||
Lacagta | Lebanese pound (LBP ) |
|||||
Waqtiga | EET (UTC+2) | |||||
- | Xagaa (DST) | EEST (UTC+3) | ||||
Wadista Baabuurta | right[8] | |||||
Thiinada telka | +961 | |||||
Furaha Internetka | .lb |
Lubnaan (Carabi: الجمهوريّة اللبنانيّة) waa mid kamida dawladaha carbeed waxaa ay ku taalaa bariga dhexe waxa ay kaga taalaa qaarada aasiya koonfur galbeed waxa ay xuduud la leedahay wadamada Suuriya, Israaiil iyo Falastiin. Waxa kale oo ay xuduud ku leedahay bada dhexe ama bada cad taariikhda Lubnaan aad ayay u dheertahay waxa ay leedahay.
Lubnaan waxa lagu magacaabi jiray Phoenicia oo hoos timaada Boqortooyada Roomaanka. Qaar ka mid ah macbadyada ugu waaweyn ee Qarniyadii waxay ku yaalliin Heliopolis. Qarnigii siddeedaad Carabtii waxay qabsadeen Foyniya oo ku soo rogeen diintoodii. Laakiin meelo badan oo buuraha ku hadhay Masiixi sida "Maroniit ah".
Lubnaan waxay leedahay laba silsiladood oo buuro ah. Waxay leedahay khad dheer xeeb. Bedka Lubnaan waa 10,452 kilomitir oo laba jibbaaran.
Lubnaan waxay ahayd madaxbanaan ilaa 1943. magaalada caasimadda waa Bayruut.
Dheer oo gaadhaysa ilaa 7000 oosano. Siyaasadda haddii aynu hada lubnaan waa wadan siyaasad ahaan dimuquraadi ah waxa xukunka loo qaybsadaa. Hab diimeed ama madhabeed.inta badan dadka lubnaan waacarab. Waxa ay kalahaystaan Islaam iyo kirista. Kiristanka lubnaana waa mid kaduwan kadawladaha carbta. Oo waxa ay leeyihiin awood balaadhan. Lubnaniyiintu waaydii hore ayay dabadaha u haajiriin caalamkana meelkasta way kajoogaan. Lubnaan waxa ay dagaalo lagashay dawlada yahuuda kadib markii ay yuhuudu ka qabsadeen koonfurta oo dhan sanadii 1982. Mudabadan kadib lubnaan waxa ay koonfurta dib usoo ceshatay sanadii 2000 taasna waxaa sabab u ahaa xisbiga xisbulah.oo dhuunta u galay dawalda yuhuuda. Dagaalkaa yahuuda kasakaw lubnaan waxa kadhacay dagaalo sokeeye, oo aad udarnaa badhtamihii todobaataneeyadii ilaa dhamaadkii sideetameeyadii 2900 sano kahor miladiga waxa magaca lubnaan 12 jeer lagu sheegay gabayo xiligaas latiriyay.
Cedar waa calaamadaha qaranka.
Ku dhawaad 5.2 milyan oo qof ayaa ku nool Lubnaan.[9]
Ku dhawaad 14 milyan oo qof oo Lubnaaniyiin ah ayaa ku nool meel ka baxsan Lubnaan. [10]
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)