Meelaha ay ku badan yihiin
File:Flag of somalia.svg Somalia
 Itoobiya
 Kenya
Luqada

Af Soomaali, Af Carabi

Diinta

Islam (Sunni Islam)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Maxamed Abokor, Samane abokor, Cumar Jibriil iyo tolka kalee ee beesha Habarjeclo


Beesha Muuse Abokor waa beesha ugu badan Habarjeclo oo ah 2/3 waana beel balaadhan oo 5 gobol oo somaliland ah degta, Togdheer, Saaxil, Sool, Saraar, iyo Sanaag, Waana beesha ugu deegaanka badan Somaliland. Muuse Abokor wuxuu soohdin la leeyahay MUUSE ISMACIIL iyo Muuse Arreh (HY) dhinaca waqooyi-bari, sidoo kale waxay soohdin la leeyihiin Dhulbahante dhinaca bariga iyo dhinaca konfuur-bari, ugu danbeyn m Habar Awal (ciise muuse) oo dhinaca dhinaca galbeedka.

ceerigaabo sanaag

Reeraha Muuse Abokor

Reeraha ugu waaweyn:

Muuse Abokor wuxuu u kala baxaa 14 reer oo kala ah:

Abtirsiinta

Sheikh Ishaaq Bin Ahmed (Sheikh Ishaaq) Muuse Isaaq (Habarjeclo)

Magaalooyinka iyo Deegaannada ay Muuse abokor degaan.

Beeshu waxay degta dhulka ugu baladhan somaliland waxana ka mida ah min laga bilabo berbera ilaa xiis oo ay u dhaxayso ku dhowad 500km sidoo kale laamiga teedsan burco ilaa ceerigaabo sidoo kale laamiga gobolka sool aada iyo deegaan kiisa oo dhan ilaa guumays.

Siday u kala degan yihiin

Beelaha maxamed yoonis iyo bahmajeelo waxay gebi ahaan degan yihin gobolada saaxil iyo togdheer, beelaha cismaan yoonis, cali barre, maxamed bare iyo qaybo kamida reer iidle waxay degan yihin gobolka saraar iyo sool, beelaha uduruxmiin, idarays, bahsanbuur, axmed faarax, reer buraale yoonis waxay degan yihin gobolka sanaag iyo sido kale saaxil.

saraar sool saaxil sanaag togdheer iyo wadamada ethiopia, kenya iyo somalia .

Dadka caanka ah

Halgamaa

kite fiqi

Siyaasiyiinta ugu caansan waxa kamida :

Fanaaniinta waaweyn:

Qaar ka mida Culimada ugu Caansan:

Oday dhaqameed-yada ka soo jeeda muuse abokor


Sidoo kale waxa jira suldaano ay leeyihiin beelaweynta muuse abokor Sida:

Suldaanka reer iidlaha, suldaanka cali baraha, suldaanka uduruxmiinka.

Tijaarta ka dhalatay