Ururka Shaqaalaha Caalamiga International Labour Organization Organisation internationale du travail (Af-Faransiis) | |
![]() | |
File:ILO English Logo.png Astaanta ILO | |
Loo soo gaabiyo | ILO / OIT |
---|---|
Samaysmay | 1919 |
Nooca | Wakiil QM |
Sharciga | Hada shaqaysa |
Fadhiga | Jeniifa, Iswisarland |
Hogaanka | Guy Ryder |
Website | www.ilo.org |
Silsilad ka mid ah |
Qaramada Midoobay |
---|
![]() |
Goleyaasha Sare |
Waaxyaha Ugu Muhiimsan |
Ururada, Wakiilada iyo Hay'adaha |
|
Ururo La Xidhiidha |
|
Ururka Shaqaalaha Aduunka ee Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : Organization of the United Nations, loo soo gaabiyo: (FAO); Af Carabi : ar) waa xubin ka mid ah wakiilada Qaramada Midoobay taasi oo ka shaqeeysa arimaha shaqaalaha, gaar ahaan heerka shaqaalaha caalamka, ilaalada bulshada, iyo fursad shaqo oo siman dhamaan dadka (shaqaaleysiin cadaalad ah).[1]
Ururka Shaqaalaha Aduunka waxaa loo soo gaabiyaa ILO waxaana xubin ka ah 186 wadan: taasi oo ah 185 ka mid ah 193 wadan ee xubnaha Qaramada Midoobay iyo gasiiradaha Kook.
Sanadkii 1969, ururkan waxaa la gudoonsiiyay bilada Nobel Peace Prize taasi oo u ku mutaystay kaalinta lixaadka leh ee uu ka geeystay horumarinta nabada, shaqooyin fiican iyo cadaalada sinaan ah dhamaan shaqaalaha, iyo gargaarida caawimo ee wadanada soo koraya.[2]
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |