Gudida Sare Qoxootiga qaramada midoobey (Soomaali) United Nations High Commissioner for Refugees(ingiriis) Haut Commissariat des Nations unies pour les réfugiés (Faransiis) Управление Верховного комиссара ООН по делам беженцев (Ruush) | |
![]() | |
Loo soo gaabiyo | UNHCR HCR |
---|---|
Samaysmay | 14 Diseembar 1950 |
Sharciga | Shaqaynaysa hada |
Hogaanka | António Guterres |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
Website | UNHCR.org |
Silsilad ka mid ah |
Qaramada Midoobay |
---|
![]() |
Goleyaasha Sare |
Waaxyaha Ugu Muhiimsan |
Ururada, Wakiilada iyo Hay'adaha |
|
Ururo La Xidhiidha |
|
Gudida Sare Qoxootiga Aduunka ee Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations High Commissioner for Refugees, loo soo gaabiyo: (UNHCR); Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano Wakaalada Qoxootiga QM, waa xubin ka tirsan wakaaladaha khaaska ee Ururka Qaramada Midoobay taasi oo shaqadeedu tahay ineey difaacdo iyo caawiso qoxootiga meel kasta ooy joogaan, ayadoo tixgelinaysa codsiga dowlad ama Qaramada Midoobay lafteeda. Hayadani waxay qoxootiga ka caawisaa dib u dejinta, taageerida nolosha barakacayaasha, badbaadinta dadka halista ku jira, dejinta qoxooti wadan kale iyo u raadinta magangelyo.
Hayada Qoxootiga Aduunka waxaa u saldhig ah magaalada Janiifa, wadanka Iswiserland waxayna xafiisyo muhiim ah ku leedahay dhamaan qaaradaha aduunka. Sidoo kale hayadani waxay ka tirsan tahay Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay.[1] Wakhtiyadii 1954 iyo 1981 hayada UNHCR waxay tiraba labo jeer ku guuleysatey abaalmarinta Nobel Peace Prize.[2]
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
|title=
(caawin)