Boga "UNHRC" halkan ayaa laga soo toosiyay. Haku khaldin "UNHCR.
Golaha Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay
United Nations Human Rights Council
File:United Nations Human Rights Council Logo.svg
Golaha Xuquuqda Aadamaha
Loo soo gaabiyoUNHRC
Samaysmay2006
NoocaNidaam Qaramada Midoobay
Luuqadaha dowliga
Af-Ingiriis, Af-Faransiis
Ururka leh
Qaramada Midoobay
WebsiteUN Human Rights Council
Isbaahaysiga Golaha Xuquuqda Aadamaha ee fadhida Jeniifa.

Golaha Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Human Rights Council, loo soo gaabiyo: UNHRC; Af Carabi : ar‎) waa Nidaam Qaramada Midoobay xidhiidhiya dowladaha 47 xubnood ee Qaramada Midoobay si ay u ilaaliyaan Xuquuqda Aadamaha ee aduunka.

Ururkan UNHRC waa waax ku xigta Gudiga Xuquuqda Aadamah iyo xubin hoostagta Golaha Sare Qaramada Midoobay.

Qoraalo La Xidhiidha

Ku saabsan Qaramada Midoobay

Linkiyo Kale

Tixraac

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: