Barnaamijka Horumarka Qaramada Midoobay United Nations Development Programme | |
![]() | |
Loo soo gaabiyo | UNDP |
---|---|
Samaysmay | 1965 |
Nooca | Barnaamij QM |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Fadhiga | New York
(Deegaano Caalamiya) |
Hogaanka | Helen Klark |
Ururka leh | ECOSOC[1] |
Website | www.undp.org |
Silsilad ka mid ah |
Qaramada Midoobay |
---|
![]() |
Goleyaasha Sare |
Waaxyaha Ugu Muhiimsan |
Ururada, Wakiilada iyo Hay'adaha |
|
Ururo La Xidhiidha |
|
Barnaamijka Horumarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Development Programme, loo soo gaabiyo: (UNDP); Af Carabi : ar) waa shabakada horumarka Ururka Qaramada Midoobay. Waxa fadhi u ah magaalada New York, wadanka Maraykanka; howlaha ugu muhiimsan ee hayada UNDP qabato waxaa ka mid ah u ololeynta isbedel waxtar leh iyo xidhiidhinta wadanada iyo aqoonta (sida horumarinta waxbarashada iyo aqoonta). Sidoo kale, hayadani waxay ka caawisaa wadanada iyo bulshooyinka ineey helaan waayoaragnimo aqooneed iyo kheyraadka lagu caawin karo dadka si eey horumar u gaadhaan. Waxay bixisaa siminaaro, tabobaro, aqoon korodhsi qurbaha ah (scholarship), agab teknooloji iyo waxyaabaha kale ee muhiimka ah.
Si kastaba ha ahaate, hayada UNDP waxay hoostagtaa gudida talada xafiiska Golaha Sare Qaramada Midoobay, kaasi oo ah xafiiska sadexaad ee ugu awooda badan Ururka Qaramada Midoobay, waxa ka horeeya kaliya Xoghayaha Guud iyo ku xigeenka Xoghayaha Guud.[2]
|ciwaan=
ignored (caawin) (from internet archive)
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |