laasciidle

lasidle

لآصعيدلي
Magaalo
File:SOMALILAND
Flag
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
CountryFile:Flag of somalia.svg Somaliland
DeegaankaSaaxil
DegmoLaasciidle
Dowlada
 • NuucaGobolka saaxil
 • Duqa-magaaladaMaayirka alamagan ,maayirku xigeenka cumar caraale, xooghayaha bahmajeelo isixaaq
Joogga
0 m (0 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan50,000 oo ruux
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha+252 63
CimiloBWh

lasidle (som. laasciidle[1]) (Af Soomaali : laasciidle, Af Carabi : ar‎) waa magaalo ku taala bariga magalada berbera dad ka ku nool waxay u badan yihiin xoolo dhaqato magaalada waxaa ku yaala dugsi hoose, dhexe iyo mid sarre waxa dega. Habarjeclo gaar ahaan muuse abokor iyo cumar kasii ahaan beelaha bahmajeelo iyo alamagan iyo beesha caraale ee cumar jibriil beelahan ayaa waxay dagaan oo kale degaanada Ceel baxay, Raari buul iyo beylah male , xidida,garbada,waxarikayeedhay waana deegaano ka mid ah degmooyinka gobolka Saaxil, gaar ahaanna kuwa ugu qadiimsan.

Degmadan waa mid kamida degmooyinka ugu waaweyn gobolka saaxil degmadan waxay caan ku tahay xoolo dhaqashada,waxa kaloo laga soo guraa malmalka,beeyada iyo fooxa.

deganka baragiga Saaxil waa laba degmo xagal iyo Laasciidle degmada waxa dega beelaha aan soo sheegey. Laasciidle waxa hoosyimadda deegaanada xeebta dherersan odhan sida laasmuuse,Ganbaxo,karin iyo ceeldaraad.karin ,ganbaxo iyo qaar kale oo badan.

Tixraac

  1. name="undp"
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.