Xiis waa magaalo ku taala waqooyiga ceerigabo ee xeebaha gobolka sanaag waxayna isku dhowyiihin Maydh , xiis waa magaalo qadiima waxana ay wax kaso degi jireen ilaa qarnigi 14aad

Qabiilka dega xiis

Waxa dega beelaha Muuse ismaaciil oo majority ka ah iyo habarjeclo oo kamida [Muse Abokar]

((MGS | gobol = Sanaag | list = Badhan · Buraan · Ceelbuh · Ceerigaabo · Ceelafweyn · Damala Xagare · Beerwayso · Elaayo · Gar Adag · Galbarwaaqo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · Xingalool · Yubbe Beerwayso((.)) Xamilka((.)) Boodhley ((.))Bacoolo((.)) Karinbiyood -->

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.