Dekada Laasqorey Port of Las Khorey | |
---|---|
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Meesha ku taalo | |
Wadanka | File:Flag of somalia.svg Somaliland |
Meesha | Laasqorey |
Dekada Laasqory (Af Ingiriis : Port of Las Khorey iyo Las Khorey Port) waa dekad ku taala xeebta magaalada Laasqorey ee Jamhuriyada Somaliland. Dekadani waxay ka mid ahayd dakadihi ugu weyn ee ugu mashquulka badnaa Geeska Afrika.[1]
Wadanka Soomaaliland wuxu leeyahay xeebta ugu dheer qaarada Afrika,[2] taasi oo u suurtogelisay ineey yeelato tiro badan dekado ah. Si kastaba ha ahaatee, dekadaha ugu waaweyn ee si xoogan uga shaqeeya wadanka Soomaaliland waxaa ka mid ah:
Dhinaca kale, wadanka Soomaaliland waxaa ku yaala tiro badan oo dekedo dabiici ah, qaar kale qadiimi yihiin. Dekeda ugu weyn wadanka waa Dekada Berbera oo Dawlada Somaliland gacanta ku hayso Sidaas ay tahay waxaa jira tiro badan oo dekedo ah; kuwaasi waxaa ka mid ah: Lughaya, Ceelayo, Ceelsheekh iyo Xiis
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |