Lughaya | |
---|---|
Dalka | File:Flag of somalia.svg Somaliland |
Gobolada | Awdal |
Degmooyinka | Lughaya |
Tirada dadka (2006) | |
• Dhammaan | 20 000 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Lughaya (Af Carabi : ar) waa magaalo xeebeed oo ku taalo Gobolka Awdal ee Somaliland . Lughaya waa magaalo qadiimi ah o ku taalo xeebta deegaanada gobalka awdal ee ku fidsan Bariga Somaliland.
Lughaya waxay 50 km koonfurta kaga beegantahay dekkeda Jabuuti, 200km neh waxay dhanka waqooyiga ka xigtaa degmada Berbera. Sidoo kale waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu weyn gobolka Awdal. Shacbiga degan waa dad xoolo dhaqato ah ama kaluumeysato,waxay caan kutahay kaluunka iyo caanaha geela. Degmadaan waxaa degan dad lagu qiyaaso 75,000 oo qof. Degmada Lughaya waxaa inta badan ka dega oo ugu badan beelaha Maxamed Case ee Gadabuursi. Waxaana si khaasa u sii dega beelwaynta bahabar muuse.
Waxa kasoo jeeda Saylici.