Qoys

Qoys (ingriis: family) waa dad ka kooban dhowr qof, ugu yaraan labo qof (seey iyo xaas), kuwaas oo hal aqal wada degan. Qoysku waa waalid (hooyo iyo aabo), aboowe iyo abaayo (ubadka), ilmaha, ciyaalka, caruurta iyo dad qaraabo ah oo hal meel ku wada nool.

Qoraalo La Mid Ah

Xigasho

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.