Trabzon | |
---|---|
Magaalada Trabzon | |
Wadanka | Turkey |
Gobolka | Trabzon |
La helay | 1200 C.H (3224 sano) |
Ismaamulka | 1868 (155 sano) |
Degmooyinka | : Akçaabat, Çarşıbaşı, Yomra, Arsin |
Dowlada | |
• Nuuca | Golaha Degmada |
• Body | Trapzon Metropolitan Municipality |
• Gudoomiyaha Gobolka | Dr. Recep Kızılcık |
• Duqa magaalada | Ahmet Metin Genç (AKP) |
Area | 188.85 km2 (72.92 sq mi) |
Joogga | 0 m (0 ft) |
Tirada dadka (2015)[1] | 768,417 |
• Cufnaanta dadka | 1,700/km2 (4,000/sq mi) |
Aag saacadeed | UTC+2 (EET) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (EEST) |
Boostada | 61xxx |
Furaha | (+90) 462 |
Licence plate | 61 |
Climate | Cfa |
Website | www.trabzon.bel.tr |
Trabzon (Af Turki : ˈTrabzon; Af Carabi : ar; sidoo kale waxaa loo aqoon jiray magaca taariikhiga ah ee Trebizond) waa magaalo ku taalo xeebta Bada madaw ee Wuqooyi-Bari dalka Turkiga. Trabzon waxaa ku taalo dakad muhiim u ah ganacsiga gobolada Bada madow ee dalkaasi waxaana ka dhisan kooxda facaweyn ee Kubadda-Cagta Trabzonspor.
|title=
(caawin)