Gebze | |
---|---|
Magaalada Gebze | |
Wadanka | ![]() |
Deegaanka | Marmara |
Gobolka | Kocaeli |
Dowlada | |
• Duqa Magaalada | Adnan Köşker (AKP) |
Area | 584.45 km2 (225.66 sq mi) |
Tirada dadka (2015)[1] | 319,307 |
Boostada | 41400 |
Website | www.gebze.bel.tr |
Gebze (Af Carabi : ar; Ku dhawaaqa Af-Turki: [ˈɟebze], Magacyadii hore loogu aqoon jiray Dakibyza iyo Libyssa) waa magaalo ku taalo gobolka Kocaeli ee dalka Turkiga. Gebze waxay masaafo dhan 48km u jirtaa caasimadda Istanbuul waxaana ku nool dad ku dhow nus malyuun. Gebze waxay saarantahay gacanka İzmit ee Badda Marmara, waana magaalo aad ugu hormarsan dhanka Warshadaha iyo Tiknoolojiyadda.
Dalka | Magaalada |
---|---|
![]() |
Garoowe |
![]() |
Karakol |
Bishii Nofeember 2014kii, waxaa wada hadal lagu mataanaynayo magaalada Garoowe ee Soomaaliya iyo Gebze oo Turkiga ku taalo yeeshay dawladaha hoose ee labada magaalo.[2]
|title=
(caawin)