Dusaa (Af Carabi : ar Af-Taliyaani : Mercurio Af Ingiriis : Mercury Af-oromo: Qaamu-Daalacha Amxaari: ኣጣርድ) waa meeraha kowaad ee qoraxda[1] ugu dhow dhamaan meerayaasha Bahda Qoraxdu Midaysay.
Meerahani wuxuu ka mid yahay afarta Meere Dhagaxley ee ka samaysan bir iyo macdano iskudhisyo [[aa yron]], nikel iyo silikoon ah.[2]
|title=
(caawin)