Buluuto

⯓

Bluto (Af Carabi : ar‎, Af-Taliyaani : Plutone, Af Ingiriis : Pluto; astaan: ⯓[1] ama ♇[2]) waa meere yar oo ka samaysan dhagaxaan iyo baraf oo ku yaala cidhifka Bahda Midaysay Qoraxdu. Bluto waa meeraha tobanaad (10) ee ugu cufka iyo mugga weyn Bahda Midaysay Qoraxdu, sidoo kale waa 1/6 xajmiga dayaxa dhulka.

Meerahani wuxuu u jiraa qoraxda masaafo lagu qiyaaso 4.4 - 7.4 bilyan kilomitir, waxayna ku qaadataa ilaa 49 sanno in uu hal mar qoraxda ku wareego. Taas micnaheedu waa halka sanno ee Bluto wuxuu u dhigmaa 49 sanno dhulka.

Meerehan waxa la helay sanadku markuu ahaa 1930kii, isla markaana lagu daray tirada Bahda Midaysay Qoraxdu.

Meeraha Bluto wuxuu leeyahay shan (5) dayax oo kala ah:

Taariikhda Docay

Tirada Dayax ee Bluto

Meeraha Bluto wuxuu leeyahay shan (5) dayax oo kala ah:

Buluuto : Clyde William Tombaugh, 1930.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.


  1. JPL/NASA (2015-04-22). Jet Propulsion Laboratory https://www.jpl.nasa.gov/infographics/what-is-a-dwarf-planet. Soo qaatay 2022-01-19.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. John Lewis, ed. (2004). (2 ed.). Elsevier. p. 64.  Maqan ama ebar |title= (caawin)