Mesobotaamiya' waa magaca deegaanada u dhexeeya labada webi ee Tigris iyo Furaat (Euphrates) ee dunida maanta ku beegan wadanada Ciraaq, waqooyibari wadanka Siiriya, xoogaa yar oo koonfurbari dalka Turkiga iyo meelo ka mid ah koonfurgalbeed dalalka Iiraan iyo Kuwayt.

Qoraal faahfaahsan fadlan fiiri Mesobotaamiya.