Sannadka 2020: “Haddaba taga oo xer . . . oo ku baabtiisa.„
„Yehowah wuxuu rabaa inay dadku u adeegaan isaga maxaa yeelay waxay jecel yihiin isaga. Markaa yoolkayagu waa inaan ka caawino ardaydeena inay fahmaan in Rabbigu si qoto dheer u daneeyo shaqsi ahaan iyo inuu aad u jecel yahay. Yehowah wuxuu rabaa inay dadka fiican weligood dunida ku noolaadaan.”
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro 2020. |