Boggaan Wikipedia:Xeerka Wiki Qaybta Af-Soomaaliga Waxaa soo gala dad farabadan oo wax ku qora waxaana jira halbeeg la adeegsado oo ah xoriyad ayaan dareemayaa wax alla wixii aan rabo baan qorayaa.

Marka maaha sidaas ee qor wax macquul ah oo dadka ay isku raaci karaan iskana hubi waxa aad qortay.


Bogga Isticmaalaha Boggaan wuxuu gaar uyahay bulshada wikipedia. Waa halka ay kada xiriiraan. waxaad ku qori kartaa macluumaad kasta ee Macquul ah loolama jeedo boggaan ee waa boggaada gaarka ah. "Xogta aad qoreeyso waa ineey ahaa taaa xog macquul ah "

Maxaa lagu qori karaa boggaada gaarka[wax ka badal xogta]

S=== Habka laguwada xiriiro ===

Muujinta wax qabadkaada

Isku tilmaaka habka sanaadiiqda

Gadeegsade Barta Caafimaad.
Tusaale: ((Gudagale barta caafimaad))

Tilmaanta xaalada aad ku sugantahay

Tilmaanta xaalada aad ku sugantahay. waxaa laga yaabaa inaad mashquul tahay oo aadan haynin waqti gaar ah waxaadna adeegsan kartaa Tusmada ah: ((Mashquul)) taasoo aad ula jeedo inaad mashquul tahay wararkana aad ka jawaabi doonto goor dhow. Tusmadaana waxaad dhigaysaa bogga isticmaalaha ((Mashquul)) waxaad dareemaysaa ahmiyadda uu leeyahay boggaada inta aadan howshaada gudagalin ee insaykolobedhiyaha waxaadana ka baran doontaan wax aadan halkaan ku sheegin.

Midabka saxiixaada[wax ka badal xogta]

Haddii aadan samaynin magacaada waxaa dhacaysa in saxiixaada uu noqdo Guduud (casaan) haddii aad samaysidna uu noqdo Buluug