Qolka warka laga soo tebiyo telfishanka Aljasiira

War (Af Ingiriis : News; Af Carabi : ar‎) waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka xaqiiqada ah ee aduunka ka dhaca maalin kasta taasi oo lagu soo gudbiyo si maqal, muuqaal ama qoraal ah. Dunida maanta aad ayay casri u noqotey waxaana jira telefishano khaas u soo gudbiya wararka caalamka oo kali ah.[1] Kuwaasi waxaa ugu caansan:

Idaacadaha Soomaaliga

Idaacadaha dadka Soomaalidu ka heli jireen warka waxaa ugu caansan:

Linkiyo

Tixraac

  1. Oxford English Dictionary (online): Definition of "narrative"
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: