Ur

Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta ee Sanka.

Ur (ingiriis: Smell ama Olfaction) waa habka dareenka urinta neef ama hawo soo gaadhay sanka dadka ama xayawaanka. Inta u badan xayawaanka laf-dhabarleeyda - oo dadku ka mid yahay - waxay leeyihiin labo dalool oo badhtamaha ama qeybta hore ee wejiga ku yaala. Kaasi ayaa marka ur soo gaarto u gudbiya unugyada urta ee jidhka.

Sidoo kale, urtu waxay ka mid yahay Shanta Laxaad ee dareenka noolaha.


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.