أديجين ciise mudulod

Ciise mudulood (Udeejeen)waa beel kamid ah Beelwaynta Mudulood Hiraab Beeshu waxay dagtaa deegano ku yaala wadamada Somalia 🇸🇴 Kenya 🇰🇪 Ethiopia 🇪🇹 gobolada Somalia ka dagto beeshu waa Banaadir "Shabeelada dhexe "Shabeelada hoose "Gado"Hiiran" Galgaduud" deeganada beesha ugu wayn degmooyinka shangaani "Cabdi aziiz "Qalimow" Jawiil" " Furoole "Mareer gaab " Ethiopia gobalka shabeele" feerfeer "Baarmagoog "Qalqalooc"Galhaaroole"Meeygaag"Laasoole farjano"Nageyle" Dhuur" Baladwayne " Bulaburde "Gado


ABTIRSIIMADA BEESHA Ciise >

Udeejeen 

1:Abadar > Abadir

2:Abokar > Abukar


1:Abadar: ciise mudulod

.Maxaadey samatar

2: Abokar: ciise mudulod

●Aadam yacqub

●Cali yacqub

●Yusuf yacqub


1:Aadam yacqub Abokar


2: Cali yacqub Abokar

Maxamed gaab cali yacqub Abokar ciise mudulod

(Rer raage)>

Gardhaale maxamed gaab cali °dabayar maxamed gaab cali °jilaabe maxamed gaab cali


3:yusuf yacqub Abokar

☆Xasan yusuf(Gacanwayne)> rer Ugaas

☆Ifiye Yusuf

☆Suleyman Yusuf>


Reer macalim

A) Dudub macalin

B) kheyre macalin

C) Faatax macalin

D) Xirsi macalin

E) siyaad macalin




1.Ugaas Faqa eebakar AUN

2.Ugaas Macalin Nuur Aw-Muxummad AUN.

3.Ugaas Cismaan macalin nuur AUN


4.Ugaas Cilmi Daahir coloow AUN

5.Ugaas cismaan cilmi cumar ugaaska hada nool oo xilka haaya


NABADOONADII:

1.AUN.Cismaan Cawar"

2.AUN.muxumed dhooleey maxamuud"

3. AUN.Sheekh xuseen mural"

4. Dhaqane ciise Daahir (Dhaqane Law)"

5. AUN. Cabdi cabdile xaashi"

6. Cismaan macalin Axmed Dhaqane "

7.Cismaan maxamed Cabdile"

8. Cabdulaahi ibraahim cilmi (Ganjeele)"

9. Ismaaciil (abow)"

10. C/raxmaan cilmi cabdi (Buruki)"

11. Cismaan sheekh xuseen mursal"

12. Daahir maxamuud Saudi"

13. Aadan Isaaq.


SIYAASIINTI BEESHA:


AUN .Madaxweyne Aadan Cabdulle Cusmaan

AUN.Maxamed Xussein Cadow Eng. Caddow

AUN.Eng. Xuseen cabdi wade

Prof, Dr Cusmaan Maxamuud Dufle

Gud. Mahad Axmed Maxamuud

Wasiir .Cusmaan Maxamed Cabdi Daallo

Xildh. Farxiyo maxamuud dhaqane

Xild. Maxamuud C/hi abukate

MD.Cabdi Ibraahim Cali Shiiraar

Gud. Huseen Ibraahin Cagay

Drs.Caasho Cumar Kablow

Gud.B.Canab Axmed Ciise

AMB:Mohamud Nur Tarsan

Xild. Salaad Pakistan


ABWAANADI BEESHA >


1:Abwaan muxyadin subkane

2:Abwaan Rashid Mohamud sheikh