Saxaro

Saxaro sidoo kale loo yaqaano Xaar (Af Carabi : arAf-Taliyaani : letame ama stallatico Af Ingiriis : manure) waa qashinka ka soo baxa dadka, xoolaha iyo gebi ahaanba xayawaanka noocyadiisa kala duwan.

Saxaradu waa hadhaaga cuntada, midaas oo marka calooshu shiido loo kala saaro nafaqo jidhku awood ka helo iyo qashin xaga dambe laga soo saaro.

Saxarada xoolaha iyo xayawaanka waxaa loo yaqaanaa Digo.

Maadaama saxaradu ka samaysan tahay macdan kala duwan oo u badan isku dhisyo kaarboon ah, waxay nafaqo fiican siisaa carada.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.