Quraysh waa beel weyn degi jirtey magaalada Makka iyo nawaaxigeeda taasi ooy ka soo baxeen dad badan oo diinta Islaamka iyo caalamkaba si fiican looga yaqaano. Waxaa ka mid ah raga ka dhashay beesha Quraysh:

Iyo in badan oo asxaabta nebiga ahayd. Waxay Na ka koobneeyd qoysas baden sida reer banu cabdulmutallib oo nabiga ka dhashay.


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.