Hiddaha iyo Dhaqanka Sooyaal Juqraafi Taariikh Xisaab Saynis Bulsho Farsamo Falsafad Diimaha Tusmo Cunto

Hordhac

Hiddaha iyo Dhaqanka
Hiddaha iyo Dhaqanka

Hiddaha iyo dhaqankaku waxaa uu astaan u yahay jiritaanka qawmiyad degaan iyo dal leh laguna aqoonsado waxa ay yihiin iyo waxa ay aaminsanyihiin laguna tixgaliyaa, hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed waa wax soo jiray kumaankun sano salna u haa inay yeeshaan magac ugaar ah oo soomaali layiraahdo. Hadaba hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed waxaa uu ku qotomaa caqliga wanaagsan waxaana uu sal u yahay suugaanta soomaaliyeed.


Dheeraad...

Maqaallo Lasoo xulay

Hiddaha iyo dhaqanka waa astaamo badanyihiin oo waxay ay Soomaalida si qaas ah dhaqan uleedahay fan aad uween qaasatan ciyaaro, geeraaro, gabyo iyo heeso, burburkii wadanka kadib dhaqanka waxaa gacanta ku qabtay dad ayaga si xil qaamay sida Maalmo oo kale oo ah qeebta ugu ween intenet ee aruuriyay fanka soomaaliyeed iyo qoraalkiisa, Maalmo waxa uu leeyay Masuul.com oo ah beej ay ku jiraan kumanaan heesood iyo qoraalkooda ahna midka ugu ween ay maanta jira ayadoon wax taakuleen ah aan cid ka heli waxaa iska xilqaamay aasaha Maalmo ee Mohamed Maalmo (Lamaane ahmed)

Sawirro xul ah

Somali Culture

Mala socotaa ...

sida weelka lo xooley waxaynu wada naqana in xiliga jiilaalka weelka qaarkii aan caano lagu shubin

Mashaariic wiki

Portal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Mashaariic wiki

Hiddaha iyo Dhaqanka

Portal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Laamaha

Xigasho Mareegta Internetka

Portal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Xigasho

Qaybaha

Portal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Category

Liiska Maqaalada

Maqaallo la doonayo in la hormariyo

Maqaallo Hiddaha iyo Dhaqanka

Portal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Arrimo

Bahwadaag

Portal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Bahwadaag

Portal kale

Hooyga muhiimka ah:
Arimaha Bulshada | Bulshada | Hiddaha iyo Dhaqanka | Cuntada | Cilminafsi | Dhaqaalaha | Siyaasadda | Waxbarasho | Juqraafi | Taariikh | Sharci | Af-maal | Fikir | Falsafad
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Sidoo kale:

Soomaaliya

Bulsho ] Hooyga ]


(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)