mercosur

Mercosur sidoo kale loo yaqaan Suuqa Guud ee Koonfurta [1] waa urur ganacsi oo ku yaala qaarada koonfur ameerika oo lagu aasaasay heshiiskii Asunción 1991 iyo Protocol of Ouro Preto 1994. Dalalka Xubnaha buuxda ka ah waa Arjantiina , Baraasiil , Paraguay iyo Uruguay . Venezuela waxay ka eheed xubin buuxda laakiin waxaa laga xannibay tan iyo 1dii Diseembar 2016. Wadamada xiriirka la leh waa Bolivia , Chile , Colombia, Ecuador , Guyana , Peru iyo Suriname[2] . New Zealand iyo Mexico waa waddamo goob joogayaal ah.[3][4] Dalalka xunaha ka ah kaliya hadii la isku daro waxay leeyihiin baaxad dhan 13,771,194 km² iyo shacab gaaraayo 264 milyan oo qof. Luqadaha rasmiga waa isbaanish, bortuqiis, iyo Guarani. [5]

Warka








































































Taariikh

sido kale fiiri

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.

Tixraac

  1. Af-Isbaanish: Mercado Común del Sur, Af Bortuqiis : Mercado Comum do Sul, Template:Lang-gn, Southern Common Market
  2. . 20 July 2015 http://dagbladdewest.com/2015/07/20/suriname-en-guyana-officieel-geassocieerd-lid-mercosur/. Soo qaatay 2 December 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . Ministerio de Relaciones Exteriores de la República Bolivariana de Venezuela https://web.archive.org/web/20160130073004/http://www.mre.gov.ve/index.php?option=com_content&view=article&id=22996:se-formaliza-adhesion-de-venezuela-al-mercosur-avance-&catid=363:072012-cumbre-mercosur&Itemid=527. Waxaa laga kaydiyay the original 30 January 2016. Soo qaatay 22 November 2013.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. . Governo do Brasil http://www.brasil.gov.br/governo/2012/12/presidentes-dos-paises-do-mercosul-se-reunem-para-discutir-integracao-do-bloco. Soo qaatay 23 November 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. . Mercosur.int https://web.archive.org/web/20131225063003/http://www.mercosur.int/buscarenmarco.jsp?url=http%3A%2F%2F200.40.51.218%2FSAM%2FGestDoc%2FPubWeb.nsf%2FBusqueda%3FOpenAgent&TextoBusqueda=guarani&modulo=Normativa&ModuloBusqueda=Normativa&lang=ESP%20. Waxaa laga kaydiyay the original 25 December 2013. Soo qaatay 25 December 2013.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)