Magniisiyaam

Magniisiyaam waxay ka mid tahay diwaanka Birta Alkalineta Dhulka

Magniisiyaam (Ingiriis: Magnesium «Element») calaamad Mg waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-labo.

Magniisiyaam waa curiye afar ee ugu caansan Diwaanka Curiyeha, waxa ka horeeya Birta, Ogsajiinta iyo Silikoonta, waana qiyaastii 13% cufka Lakabka Dhexe ee dhulka.

Magniisiyaam waxay ka mid tahay guruubka 2aad ee Birta Alkalineta Dhulka.

Taariikhda Magniisiyaam

Atomka Magniisiyaam

Fal-galka Curiyeha Kale

Isticmaalka Magniisiyaamta

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.