Lug

Luguhu waa xubnaha socodka, orodka, boodida iyo istaaga u suurto geliya noolaha.

Lug oo wadarteedu tahay Luggo (ingiriis: Leg) waa qaab-dhismeedka xubnaha hoose ee dadka iyo xayawaanka. Inkastoo guud ahaan nooluhu leeyahay tiro luggo ah oo kala duwan - dadku waa labo lugoodle, xayawaanka intii badan waxay leeyihiin afar lugood.

Luguhu waa xubnaha socodka, orodka, boodida iyo istaaga u suurto geliya noolaha. Luguhu waxay ka kooban yihiin dhowr xubnood oo kala ah: cag, faro, taf, bowdo, qoob, mijin iyo xubno kale.

Qaab-dhismeedka lugtu waxay ka samaysan tahay lafo, hilib, muruqyo, xidido, seedo iyo kuwo kale.


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.