kuufa waa magaalo kutaal ciraaq, waxay maamul ahaan hoos timaadaa gobolka najfa waxeyna ka fogtahay caasimada baqdaad 156 km camal, 230kun oo qof ayaa lagu qiyaasay dadkeeda 2014tii [1]