Kursi (Af Ingiriis : chair; Af Carabi : ar) waa saabaan oo loo isticmaalo fadhisasho. Kursiga waxa la saara badhyaha.
Ereyga kursi waa mid asal ahaan ka soo jeeda luuqada Carabiga. Si la mid ah ereyo badan oo kale, ereyga kursi waa mid laga soo amaahdey luuqada Carabiga.