Abriil
Sabti Axad Isniin Talaado Arbaco Khamiis Jimco
1 2 3 4 5
6 7 8 9 10 11 12
13 14 15 16 17 18 19
20 21 22 23 24 25 26
27 28 29 30
2024
Maanta waa
Axadda

28 Abriil

2024 M


19 Shawwal

1445 H


9 Ordibehesht

1403 SH


[cusbooneysiin]

Maalintiris (Af Ingiriis : Calendar; Af Carabi : ar‎) waa magaca guud ee xisaabinta iyo tirinta wakhtiga, taasi oo inta ugu badan lagu xisaabiyo maalin, todobaad, bil iyo sanad.

Dunida aan ku noolnahay waxaa jira tiro badan oo Kaalendaro ah kuwaasi ooy isticmaalaan qoomiyado iyo dalal kala duwan. Kuwa ugu caansan ee dunida inteeda ugu badan laga isticmaalo waxaa ka mid ah: Kalandarka Miilaadiga, Kalandarka Hijriga, Kalandarka Itoobiya, Kalandarka Shiinaha, Kalandarka Yuhuuda iyo kuwo kale oo badan.`

Taariikhda miilaadiga waxaa lagu xisaabiyaa tirs-bileed, mana la xiriiro dabiicadda sida dayaxa iyo qorraxda.

Hordhac

Kalandar, Maalintiris (Af Ingiriis : calendar; Af Carabi : ar‎) waa nidaam lagu habeeyo, xafido, xisaabiyo wakhtiga maalmaha, todobaadka, billaha, sanadada, qarniyada iyo wixii ka badan. Kalandarka wuxuu dadka ka caawiyaa ineey aaqoonsadaan ciidaha iyo dabaaldegyada diiniga, bulshooyinka, ganacsiga ama ujeedooyinka maamulka.

Bilaha Miilaadiga

Bilaha Miilaadiga:

  1. Janaayo
  2. Febraayo
  3. Maarso
  4. Abriil
  5. Maajo
  6. Juun
  7. Luuliyo
  8. Agoosto
  9. Sebteembar
  10. Oktoobar
  11. Nofeembar
  12. Diseembar

Sidoo Kale Fiiri

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.