File:Affarta jihood.jpg
Afarta jiho

Isuduwe Habka Juqraafiga Waa hab Loolka iyo Dhigta ee ka soo bilaabata labada Xarriiq ee eberta ah waana Dhig-dhexada iyo Dhul-baraha kuwaas ah bar kulankooda Gacanka Gaana.

Loolka iyo Dhigaha

Dhigaha waa xarriqo xoodan oo lagu cabiro xaglaha kuwaas oo ka bilaawda (0) wadartooduna waa 360 waxayna iska jeraan laba cirif ee dhulka.

Loolka oo isna ah xarriiq beenaad barbarre ah tiradooduna waxay gaareeysaa 180 waana kaalmeeye Isuduwe Habka Juqraafiga si loo abaaro Baraha Juqraafi, Waqti iyo heer-kulka.

Khariidad Dhulka Muujinaysa Xarriqaha Loolka (Dadaban) Xarriiqaha Dhigta (Qotoma)


Waxaa halkaan ku jira qoraal yer oo kooban. Fadlan qoraalkaan naga caawi hadii aad wax ka taqaan Guji halkaan si aad wax ugu kordhiso.