Urur goboleedka IGAD Waa midaw ay ku bahoobeen waddamo dhaca Geeska Afrika ururkaan waxa la aasaasay bishii January ee sanadkii 1986 waxaa xarun u ah oo oo lagu aasaasay, magaalo madaxda Jabuuti, aasaaska ururkan waxa kadanbeeyay madaxweynihii hore ee waddanka Jabuuti Xasan Guuleed Abtidoon. Waddamada IGAD Ka tirsan waxa lka mid ah

wadamadani waxa ay iska kaashadaan waxyaabo kala duwan sida horumarinta deegaanka , nabadgalyada Isdhexgalka wadamada, badanaa waddamada kubahoobay magaca IGAD waxaa saameeya abaaro iyo dagaallo sokeeye.

Waddamada Igad

Warka


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.