Galguduud
File:=
Galguduud is located in Earth
Galguduud
Galguduud
waxay soomaaliya kaga taal ama.
Dalka Soomaaliya
XaruntaDhuusamareeb
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Galguduud ama (galgaduud) waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya wuxuunu ku yaalaa bartamaha Soomaaliya.

Waqooyi waxaa ka xiga gobolka Mudug, koonfur gobolka Hiiraan, Shabeellaha Dhexe, galbeed gobolka Soomaali-Galbeed iyo bari oo ka xigta Badweynta Hindiya.

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Dhuusamareeb dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool iyo kaluumeeysi iyo xoogaa beeraha ah. Magaala madaxdiisa 2 baad tahay Cadaado oo ah magaalada ugu baaxada weyn gobolka galgaduud, sidoo kale waa xarunta baarlamaanka galmudug. Iyadoo ah xaruntii lagu aas aasay galmudugta hadda la arkayo , cadaado waa magalada ugu qurxoon deganada galmudug ,iyadoo leh amni laysku halayn karo , sidoo kale waxey leedahay magalada cadaado meelo kala duwan oo lagu dalxiiso , hotel , dooxooyin.

Qabaailka dega waxaa kamid ah

. Habar gidir

. Surre

.murursade

.mareexaan

.Duduble

.madhibaan

== Degmooyinka gobolka Galguduud

Casimadii hore waa ceel _buur lkn hada kumeel garka ahi waa dhuuso mareeb wana meesha laga arimiyo



Xaafadaha ay ka koooban tahay magaalo madaxda gobolka ee Dhuusa Mareeb


== Xaafadaha ay ka koooban tahay Magalada Caabud waaq



== Xaafadaha ay ka koooban tahay Balanbal