Ceel Garas
District
Ceel Garas is located in Somalia
Ceel Garas
Ceel Garas
Location in Somalia.
Dalka Somalia
GobolkaBakool
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)


Degmada Qadiimka ah Ee Ceel-garas waa magaalo ku taalla Gobalka Galgaduud Ee bartamaha Somaliya

Magaalada Ceelgaras waa mid kamid ah magaalooyin ka ugu faca wey ee Gobolka galmudug taas oo mudooyin qarniyo ah ladaganaa.

Waxbarashada

Dugsiyada Hoose, dhaxe iyo sare intuba waa kuyaalaan magaalada , Sidoo kale magaalada waxa ey leedahay Private Schools kuwaa oo lagu barto maadooyin gaar sida luqadaha, computer iyo Culuumta Seynika sida Physics, Math and Chemistry, Kama Marna in ey magaaladu leedahay tiro madarasado xifdinta QURAAN KARIIM kuwaa oo u qaabeysan Si aad u heer sareyso qaab dhigaalkooda. tacliinta ayaa ladhihi karaa waa mid si aad ah dhalinta magaalda u xiisey neyso eyna kubaratamaan waxaana arkeysaa ayada oo dhalintu isku boorinaya muhiimada ey tacliint u ledahay umada iyo oo farta isugu fiiqaya in ey waxbarashadu tahay Furaha hormarka.

Caafimaadka

Astaan SOMALIA

Adeega Caafimad ee Magaalada Ma ahan mid Sidaa u hormarsan oo bulshada magaalada bahiyahooda Caafimaad dabooli Karo OO magaaladu waxa ey leedahay Hal isbitaal Oo guud oo lagu magacaabo ceel-garas general hospital aya ka kooban isbitaalka caruurta, Haweenka iyo isbitaalka Guud.

Ganacsiga

Magalada ceelgaras, waxaa sanadihii ugu dambeyay hormar laxaadleh laga dareemayay ganacsidga magaalada tan iyo wixii ka dambeeyay Dagaalada aan dhamaad ka laheen ee ka jira Mogadishu markaas oo ey magaalada soo galeen dad badan oo ka soo bara kacay caasimada kuwaa maganacsiyo ka abuuray magaalda, Tiiyo ey meesha ka marneen in magaalada tahay magaalo ILAH ku maneystay wax Soo saar ey kamid ka yihiin beeraha iyo xoolaha.


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.