Maqaal kaan malahan xigasho ama xog xaqiijin ah. Fadlan ka caawi hagaajinta maqaalkaan in aad ku soo darto xigashooyin lagu kalsoonaan karo. Qoraalada aan laheen xog caddayn ah waxaa dhici karto in laga saaro meeshaan.

Boqortooyo waa Qoys, taariikh leh, oo cudud ciidan iyo hantiba leh isla misna xeerka maamul iyo amarka iyaga ayka go'aan gaaraan degaanka ayku noolyihiin dhamaan inta hoos timaada maamulkoda. Boqortooyada waxay ka sareysaa Madaxda hoostaga awooda dowlada.

Wadamada qaarkood waxayna leeyihiin Boqortooyo. Sida wadamada Sacudi/Saudi arbia, moroco, yurubiyaanka, ama aasiyaha. Laakiin waxaa ka badan wadamada madaxda leh. Wadamada Boqortooyada haysto, waxay leeyihiin ra'iisul wasaare, oo hogaamiyo wadanka. Badanaa Boqortooyada, masoofaragashato wadanka ciidankiisa ama dhinaca dhaqaalaha. Waa qoys ka madaxbanaan maamulka degaanka.

Boqortooyada Ilaahay.

allah wa boqorka kaliya oo dunida aan ku nool nahay iyo cirkaba u boqor ah.[1].wuxu inoo balan qaaday dhamaan dadyowga dunida kunool taajir masuul madaxweyne.iyo wixi lamid

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.

Boqortoyada waa wax so jiran ah.

  1. Maxay Tahay Boqortooyada Ilaahay?