Coordinates: 12°39′N 8°0′W / 12.650°N 8.000°W / 12.650; -8.000

Bamako

Bamako waa caasimada dalka Maali, waxaama 2009 degenaa 1.8 miliyan oo qof.Magaaldaan waxee hormaro Wabiga Nijer.waana magaalada ugu wayn dalkaasi waxayna dhacdaa dhinaca koonfur galbeed EE dalkaasi waxayna magaalada taariikhdeeda soo bilaabatay qarnigii 19 EE miilaadiga












Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.