Coordinates: 22°N 38°E / 22°N 38°E / 22; 38

Khariidadda Badda Cas.

Bada Cas (Af Carabi: البحر الأحمر ) Bada Cas waxey ku taalaa Inta u dhaxeysa Afrika Iyo Aasiya, badani waxey ku darsantaa Badweynta Hindiya. bada cas waxa ay u dhaxaysaa Jasiirada Carbeed iyo Afrika waxaana wadaaga wadamada kala ah Jabuuti, Sucuudiga, Masar, Urdun, Yaman, Eratareya, Suudaan Falastiin iyo Somalia oo ay qayb aad uyari kasoogaarto.

Magaalooyinka ku yaala Bada Cas

(بربرة)

Qoraalo Kale

Taariikhda. Nabi Muuse

Fircoon dagaalyahan Muuse iyo Israa'iil gaadhifardo buu ku ceersaday oo ilaa Badda Cas buu ka daba tagay. Yehowah Badda Cas wuu kala goʼyay. Reer binu Israaʼiilna dhulkii badda oo engegnaa bay cag ku mareen. Biyihiina sidii derbi bay xagga midigta iyo bidixda uga xigeen. Masriyiiintii markay ka daba yimaadeen Ilaahay baa biyihii ku soo dumiyay. Fircoon iyo ciidankiisiiba way dhinteen.[1]

Xigasho

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.