Atoore (Af Ingiriis : actor; Af Carabi : ar‎; Atariisho oo ah dhediga jilayaasha) waa qof jilaa ah, kaasi oo inta ugu badan qeyb ka ah filim, ruwaayad, ciyaar, ama nooc kale oo madadaalo ah. Atooruhu waa qof matalaya qof kale asagoo raacaya sheeko diyaarsan.

Jilayaasha dumarka ah waxaa loo yaqaana Atariisho.

Sidoo Kale Fiiri

Tixraac


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: