Aljebra (Ingiriisi: algebra, Wadaad: الْجِّبْرَ) waa nooc ka mid ah xisaabta waxaana alifay Muxamed bin Muuse al-Khawaarismi.

Etimooloji

Erayga Aljebra ama Algebra waxa laga soo qaatay erey carabi الجبر.

Qaababka aljebrada

Is'alegta afar geesle (quadratic equation)

Isla'egta afar geesle (quadratic equation)
Qaaciddada isla'egta afar geesle-ga waxay muujinaysaa xalka isla'egta darajada labaad ee isbarbardhigga , halkaasoo ma aha eber.

Isla'egta toosan (linear equation)

Isla'egta toosan (linear equation)
qaacidada waa:

Sidoo kale fiiri

https://tiger-algebra.com Archived Oktoobar 7, 2022 // Wayback Machine

Tixraac


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.