Coordinates: 43°18′54″N 5°21′58″E / 43.314892°N 5.366006°E / 43.314892; 5.366006

CMA CGM
CMA CGM Opal berthed in Fremantle, Australia, in November 2015
Nooca
Société Anonyme
ShirkadaContainerization
La aasaasay1978; 46 sano ka hor (1978)
AasaasahaJacques Saadé
Xarunta
CMA CGM Tower
Marseille
,
Tirada xarumaha
755 xafiisas/wakiilal
Meelaha loo adeegsaday
Aduunka oo dhan
Dadka muhiimka ah
Gudoomiyaha Jacques R. Saadé Group & CEO Rodolphe Saadé
AlaabtaDhiifinta konteenarada
DakhligaManagement:favri limited liability company Location:muqdisho somali $30,3 billion (2019)
Dhamaan hantidaManagement:favri limited liability company Location:muqdisho somali $20.32 billion (2018)
Tirada inta ka shaqeeso
110,000
kaabayaashaLiiska kaabayaasha
Websitewww.cma-cgm.com
Footnotes / references
[1][2]
marcabka franciska macduwan,baadca dunida

CMA CGM S.A. waa shirkad faransiis oo qaada oona dhoofisa konteenarada.[3] Waa koox hoggaamisa maraakiibta adduunka oo dhan,[4] iyadoo adeegsaneeso 200 oo wadooyinka maraakiibta ah inta u dhaxaysa 420 dekedood oo ku kala yaal 150 waddan oo kala duwan[5], waxay ku jirtaa darajada afaraad oo ka dambeysa Maersk Line, MSC iyo Khadadka Maraakiibta COSCO.[6]. Xarunteeda waxay ku taalaa degmada Marseille ee faransiiska, [7] xarunteeda waqooyiga Mareykankana waxay ku taal degmada Norfolk, Virginia, Mareykanka. Faransiiska



warka

Taariikh

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.

Tixraac

Category:faransiiska]]

  1. . CMA CGM http://www.cma-cgm.com/AboutUs/Default.aspx.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. (PDF). CMA CGM https://www.cmacgm-group.com/api/sites/default/files/2019-03/CMA%20CGM%20-%20Consolidated%20financial%20statements%20-%20December%202018_signed.pdf.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Nouvelle, L'Usine (9 February 2017). http://www.usinenouvelle.com/article/rodolphe-saade-nouveau-directeur-general-de-cma-cgm.N499799.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. www.edumaritime.net https://www.edumaritime.net/shipping-logistics-career/cma-cgm-shipping-group.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. http://www.cma-cgm.com.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. . 5 January 2019 https://alphaliner.axsmarine.com/PublicTop100/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. "Contact." GMA CGM. Retrieved on 22 September 2011. "CMA CGM Marseille Head Office 4, quai d'Arenc 13235 Marseille cedex 02 France "